Home
Selecting a School For Your Child
Elementary Schools
Junior/Middle Schools
High Schools
How do I apply?
4-year-old Programs
Student Programs and Services
Sitemap


Print View

DIIWAANKA ADEEGYADA DUGSIYADA EE LA KALA DOORAN KARO

Dugsiyada Degmada Saint Paul waxay ku faraxsan yihiin inay soo bandhigeen xarun shabakad warar (web site) si fudud loo isticmaali karo, taasoo ka caawinaysa qoysasku inay carruurtooda u doortaan iskuulka ugu fiican. Maalmahan soo socda, meeshan shabakada wararku waxay ka koobnaan doontaa faah-faahin ku qoran af-Hmong, af-Soomaali, iyo af-Isbaanish. Islamarkaana, waxaad lasoo daadegi (download) kartaa wararka oo ku qoran habka PDF-ka kuna saabsan faah faahinta iskuulka oo turjuman.

Haddii aadan lahayn habka Adobe Acrobat, waxaad isagoo bilaash ah kala soo daadegi kartaa www.adobe.com/products/acrobat


Get Acrobat Reader  DIIWAANKA_ADEEGYADA_DUGSIYADA_EE_LA_KALA_DOORAN_KARO08-09.pdf.pdf  


Taariikhaha Muhiimka ah


DUGSIYADA HOOSE


DUGSIYADA SARE

Feebaraayo 2, 2008:

Waxaa la qabanayaa Carwada Wargalinta Waaliddiinta Magaalada Saint Paul

Feebaraayo 2, 2008:

Waxaa la qabandoonaa Carwada Wargalinta Waaliddiinta ee Dugsiyada Magaalada

Saint Paul

Janaayo  - Maarso 2008:

Dugsiyada hoose ee magaalada oo dhan laga soo aadi karo/Ikhyaarkooda ayey ardaydu magaalada oo dhan uga dhigan karaan. Waxaa kaloo taariikhdaan la qabandoonaa Bandhig waxbarasho Dugsiyada ku saabsan.

 

Janaayo - Feebaraayo 2008:

Waxaa la qabandoonaa Carwada Dugsiyada Sare

Maarso  - Maajo 2008:

Waxaa la qabandoonaa kulamo lagu soo bandhigayo Dugsiyada Xanaanada Caruurta ee Xaafadaha

 

 

Feebaraayo 29, 2008:

maalinta Qabashada Araajida ugu dambaysaa

Maarso 7, 2008:

Dugsiyada hoose ee magaalada oo dhan laga soo aadi karo/Ikhyaarkooda ayey ardaydu magaalada oo dhan uga dhigan karaan.  Maalinta ugu dambaysa ee araajida la qabanayo.

 

Bartamaha  -  Maarso 2008:

Waxaa qoysaska loo dirayaa ogeysiiska araajida

Maajo  -  Juun 2008:

Waxaa Dugsiyada Hoose ee Magaalada oo dhan laga soo aadi karo/laga dhigan karo ay bilaabayaan inay qoysaska u diraan Ogaysiiska aqbalaada araajigoodii ay dugsigaas ku codsanayeen.

Luuliyo 31, 2008:

Taariikhdaani waa maalinta ugu dambaysa ee la Badali Karo dugsiyadii hore loo doortay

SIYAABAHA ILMAHAAGA DUGSI LOOGU DOORAN KARO

DUGSIYADA HOOSE:

DUGSIYADA SARE:

Somaligirl


LAMBARO MUHIIM AH
Si lagaaga caawiyo inaad dugsi doorata fadlan waxaad wacdaa Xarunta Meelaynta Ardayda (651) 632-3709. Waxaa halkaa jooga oo ku caawinaya qof ku hadla af-soomaali.


SIYAABAHA ILMAHAAGA DUGSI LOOGU DOORAN KARO


DUGSIYADA HOOSE


DUGSIYADA SARE