![]() | ||
| Español | Hmoob | Soomaali | ||
|
SIYAABAHA ILMAHAAGA DUGSI LOOGU DOORAN KARO Maadaama uu cunugaagu dugsiga bilaabayo markii ugu horaysay, cunugaagu wuxuu isku badalan doonaa dugsiyada, ama cunugaagu wuxuu bilaabi doonaa dugsiga dhexe kadibna dugsiga sare hadaba waxaad leedahay istikhyaar aad dugsiyada kala duwan ee St. Pual ugu kala dooran karto cunugaaga si aad u hesho midka ku haboon ilmahaaga iyo qoyskaaga. Shaaqaale af Soomaali ku hadla ayaa diyaar kuugu ah xarunta meelaynta ardayda sanadka oo dhan si ay u caawiyaan waalidiinta Somaaliyeed ee raadinaya dugsi ilmahooda ku haboon oo ay ku qoraan. Hoos waxaa ku qoran akhbaarta guud ee ku saabsan sida aad ilmahaaga ugu dooran karto dugsiga aad rabto. Boggaga soo socda waxaad ka heli doontaa sharaxaad ku saabsan dhamaan dugsiyada Saint Paul. | |||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Saint Paul Public Schools #625 -- 360 Colborne Street -- Saint Paul, MN 55102 -- (651) 767-8100 Contact Us The Saint Paul Public Schools does not discriminate on the basis of race, creed, sex, marital status, national origin, age, color, religion, ancestry, status with respect to public assistance, sexual or affectional orientation, or disability. Click here for more information. | ||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||